Dagaal ka qarxay Galgaduud

Gobollada qaar ee dalka Soomaaliya ayaa wali waxaa ka dhaca dagaallo sokeeye, oo beelaha walaalo ah u dhaxeeya, iyadoo maamullada iyo dowladda Dhexe ku guul-dareysteen inay joojiyaan.

Warar Keydmedia Online
Dagaal ka qarxay Galgaduud

GAALKACYO, Soomaaliya - Dagaal xoogan oo u dhexeeya laba malleeshiyo Beeleed ka socda deegaanka Xananbuure oo dhaca Waqooyiga gobolka Galgaduud, ee bartmaha Soomaaliya xili Maamulka Galmudug dhawaan sheegay inuu sameeyay dib u heshiisiin.

Waxuu dagaalka salka ku haayaa aano qabiil, kadib markii habeen hore dad shacab ah lagu rasaaseeyay deegaanka Mareergur, iyadoo weerarka uu geystay Khasaaro kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.