Dastuurka oo lagu wado in Barri la Ansixiyo

Muqdisho (Keydmedia Online) - Ayadoo maanta ay gashay maalintii todobaad ee shirka ansxinta Dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa wasaarada Dastuurka ee Xukuumadda KMG waxaa ay shaaca ka qaaday in maalinta la ansixinaayo dastuurka dalka.
Warar Keydmedia Online
Dastuurka oo lagu wado in Barri la Ansixiyo

C/raxmaan Xoosh Jabriil oo ka hadlay arrimiyaha shirka iyo Dastuurka ayaa waxaa uus geegay inay meel fiican marayaan, isagoona sheegay in maalinta Arbacada ah la ansixiyo Dastuurka isla markaana maalinta khamiista la sameeyo xaflada soo gaba gabeynta dastuurka cusub.

Waxaa uu Mr Jibriil sheegay inuusan hadda jiriun wax muran iyo khilaaf oo ka taagan arrimaha ansixinta Dastuurka.

Keydmedia.net - Xafiiska Muqdisho




Warar 20 February 2021 1:45

Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in dad gaaraya 20 qof ay ku dhimatay dagaalka Muqdisho, inkastoo macluumadka ay Keydmedia Online haleysa sheegaya in ku dhawaad 60 qof ay ku dhinteen.