NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Xasan Cali Kheyre ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Talaadadii shalay, iyadoo lagu wado inuu ka qeybgalo wejiga labaad ee wadahadalka DF iyo Maamullada dalka.
DHUUSAMAREEB, Soomaaliya - Waxaa Dhuusamareeb shalay ka duulay Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, saacado kahor imaanshaha wafdiga Ra'iisul Wasaare Kheyre.
Sababta ayaa lagu sheegay in Deni uu uga qeybgalayo Garoowe aaska Xasan Abshir Faarax, oo maalmo kahor ku geeriyoodey magaaladda Ankara, ee Caasimadda Turkiga.
Wararka ayaa sheegay in Deni uu dib ugu soo laaban doono Dhuusamareeb kadib aaska Xasan Abshir, Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka, oo meydkiisa lagu aasayo Gaarowe.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments