Deni oo tababar usoo xiray Ciidan tababar udhammaaday

Madaxweynaha Puntland ayaa tababar usoo xiray ciidan ka tirsan kuwa Booliska oo dhawaan loo soo gabagabeeyay tababar in muddo ah usocday

Warar Keydmedia Online
Deni oo tababar usoo xiray Ciidan tababar udhammaaday

GAROWE, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland oo ka qalinjebiyey Dugsiga tababarka Ciidamada ee Xorgoble.

Deni ayaa intuu xilka hayey la tilmaamay inuu qeyb weyn ka qaatay dhismaha ciidamada, iyadoo sidan oo kale dhowr jeer tababarro loogu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamda booliska iyo kuwa milatariga ee Puntland.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 9 June 2021 15:42

Inkastoo runtii la qarinayay muddo dheer kadib ay bannaanka timid, hadana arrinta dhaliyarada loo qaaday Eritrea, ayaa sii murugsanaan karta haddii aysan su’aalahaan muhiimka ah ka jawaabin Rooble iyo Kheyre.