Dowladda oo weerartay hotelka ay ku suganyihiin Mucaaradka

Ciidamadda Danab iyo kuwa Gorgor ayaa caawa saqda dhexe weerar kusoo qaaday Hotelka ay degan yihiin Madaxweynayaashii hore Sheekh Shariif iyo Xasan Shiikh, waxaana wali socoda Israsaaseyn culus. 

Warar Keydmedia Online
Dowladda oo weerartay hotelka ay ku suganyihiin Mucaaradka

Is-rasaaseyn culus ayaa ka socoda agagaarka Daljirka Dahsoon.

Muqdisho waxay Caawa gashay xaaladda ka duwan midii hore, kahor banaanbaxa la qorsheeyay maalinta berri ah, kaasoo ka dhacaya Daljirka Dahsoon.

Horaantii Caawa, Ciidanka Haram'cad ayaa lagu soo daadiyay jidadka muhiimka ah, iyadoo dhaq-dhqaaqa gaadiidka iyo dadweynaha la joojiyay, waxaana jirta cabsi laga qabo in berri la hakiyay socodka, si looga horjoogsado taageeriyaasha mucaaradka inay gaaraan Daljirka Dahsoon.

Wixii Faah-faahin ah kala soco bogga Keydmedia Online ee Twitter. 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.