Farmaajo oo daah-furay Manhajka Dugsiga sare ee dalka 

Madaxweynaha DF Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta daah-furay manhajka dugsiga sare ee dalka.

Warar Keydmedia Online
Farmaajo oo daah-furay Manhajka Dugsiga sare ee dalka 

Munaasabadaan oo ka dhacday Muqdisho ayaa lagu daah-furay manhajka dugsiga sare ee dalka, oo ay si wadajir ah u soo diyaariyeen Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya,wasaaradda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, sida ay sheegtay xukuumadda. 

Waa wararka kooban ee Keydmedia Online.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.