Farmaajo oo diiday Wadahadal

Daahir Maxam'uud Geelle ayaa ku eedeeyay Farmaajo inuu soo xiray albaabkii wadahadalka doorashadda.

Warar Keydmedia Online
Farmaajo oo diiday Wadahadal

MUQDISHO, Soomaaliya - Farmaajo ayaa diiday inuu dib u furo shirkii Afisyooni ee uu isaga gacantiisa ku xiray Todobaad hore, kuna dhawaaqay inuu fashilimay, iyadoo Madaxda Maamullada sheegeen inaysan ka warheyn shir fashilmay.

Daahir Maxamuud Geelle oo ah Afhayeenka Musharixiinta ayaa sheegay in Farmaajo uu diiday wadahadalka doorashadda, islamarkaana uu ka tagay gogosha iyadoo dhinacyada kala fadhiyaan oo laga doodayo ajendaha shirka wadatashiga.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.