Farmaajo oo ka degay Dhuusamareeb

Waxaa sidoo kale gaarey magaaladda Madaxweynaha Koonfur Galbeed Lafta Gareen.

Warar Keydmedia Online
Farmaajo oo ka degay Dhuusamareeb

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo hadda gaaray Dhuusamareeb.

Waxaa ku soo dhaweeyey madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor, iyo qeybaha bulshada.

Kala soco KEYDMEDIA ONLINE Shirka Dhuusamareeb.

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 20 September 2020 14:00

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa dhawaan shaaciyay inay magaalo kasta oo kamid ah Galmudug loo sameyn doono Golle degaanka, si shacabka ay usoo doortaan hogaamiyaasha ay doonayaan, oo aan dusha looga keenin.