Farmaajo oo la kulmaya cadiis siyaasadeed

Warar Keydmedia Online

Madaxda haatan haya talada ayaa damacsan inay sii joogaan xafiiska wax ka badan mudo xileedkooda dastuuriga.

Farmaajo oo la kulmaya cadiis siyaasadeed

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyey go’aankii Sabtidii ka soo baxay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim.

Xassan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah hoggaamiyayaasha madasha xisbiyada qaran ayaa sheegay in go’aankaasi uu ahaa mid "aan la filanayn."

Waxa uu ku tilmaamay hadal-jeedinta guddiga mid laga fajacay oo ah "muddo kordhin iyo abuuris mugdi siyaasadeed," sida uu hadalka u dhigay.

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.