Faroole: Conoco, Reerkeygaa leh Deegaanka Ceelka Holhol

Moqadisho (Keydmedia) - Faroole ayaa sheegaya wiil uu dhalay intuu dukumintiyo u dhiibey uu faray inuu maamulka uu horboodo uga wakiilyahay wadanka mareykanka, wuxuu kaloo u qorey Waraaq uu ku sheeganayo iney iyagu leeyihiin Ceelka Shidaalka Soomaaliya ugu shidaalka badan ee Holhol, taas oo uu u direy shirkadii ConocoPhillips ee Ceelka heshey.
Warar Keydmedia Online
Faroole: Conoco, Reerkeygaa leh Deegaanka Ceelka Holhol

Faroole ayaa sheegaya wiil uu dhalay intuu dukumintiyo u dhiibey uu faray inuu maamulka uu horboodo uga wakiilyahay wadanka mareykanka, wuxuu kaloo u qorey waraaq uu ku sheeganayo iney iyagu leeyihiin Ceelka Soomaaliya ugu shidaalka badan ee Holhol, taas oo uu u direy shirkadii ConocoPhillips ee Ceelka heshey.

Faroole iyo wiilashiisa ayaa hada ka hor labo kambani oo hore lacag badan kaga cunay, garoonka Garoowena kaga dhistey labo shirkadood oo kale   oo ay siiyeen igoobo kale iney macdanta taalo oo dhan baadhaan waxey ka helaana qaataan, taas ooy ugu horeysa buuraha macdanta koperka ku qaniga ah ee majiyahan ee ku yaal dhulka maakhirsate, taas oo ilaa maanta dagaal ku dhexmarayo maryacalasta Faroole iyo muwaadiniintii reer maakhir ee dhulkaa macdantiisa xaqa u lahaa oo diidan in iyagoo jooga macadanta la qaato.

dhulkaa macdantiisa xaqa u lahaa oo diidan in iyagoo jooga macadanta la qaato. Halkan hoose ka akhriso waraaqda oo faroole shirkada wiilkiisa ku balaminayo iney isaga la xidhiidhaan.

?Farooles-son-intial-Assigment-with-Oil-Deals?