Godane: Yaa ka naxay, yaa ku farxay?

Keydmedia Online — Hogaamiyaha Kooxda Al shabaab, Axmed Cabdi Aw-Max’amuud Godane, Al-Shabana ugu yeeraan 'Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr' waxaa la yiri waxa uu ku Geeriyooday Diyaaradaha Mareykanka oo duqeymo ay u geesteen ku dilay.
Warar Keydmedia Online
Godane: Yaa ka naxay, yaa ku farxay?

Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka & DFS ayaa Warkaas shaaciyay Shalay: Ma runbaa, ma been baa, Allahu aclam.

Hadii sida ay sheegayaan ay tahay, Akhriste Adigu sidee baad u aragtaa:

  1. Axmed Godane in uu Masraxa Soomaaliyeed ka baxay?
  2. Soomaali ma u darnaa oo Dillaa Argagixiyo ah buu ahaa?
  3. Soomaali ma u roonaa oo ma u nastexeenayay?
  4. Waxqabadkiisi malagu diirsaday?

Fadlan Aragtidaadda ku wajahan Su'aallahaas noogu soo hagaaji E-Mailkan:
Cilmi-baaris@keydmedia.net

FG: Ujeedadda Su'aallahaas waa Cilmi baaris.

Keydmedia Online - [url=http://www.keydmedia.net]http://www.keydmedia.net[/url]




    Warar 25 September 2020 4:10

    Bajaajlayaasha waxaa la dilaa iyaga oo bixinaya canshuurtii dowladda, waana cadaalad daridda ka jirta Muqdisho sida uu Farmaajo xilka ula wareegay oo ku kalliftay dhalinyarro badan in ay gabi ahaamba dalka isaga tagaan.