Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ku dhaawacmay Sargaal ka tirsan Xeer ilaalinta Guud ee Maamulka Soomaaliland, iyo Dad kale oo dhaawac Fudud ka soogaaray Qaraxaas.
Ciidamada Amaanka Maamulka Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa Tiro dad ah u soo qab qabtay Qaraxa xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland.
Maalmahaan Soomaaliland waxaa ka taagn Khilaaf u dhaxeya Xisbiga Talada haya ee Kulmiye,waxaana la Aamisan yahay in Siyaasada Soomaaliland uu Habac ku yimid.
Xildhibaan lagu Magacaabo Xaamuud oo ka mida ah Xildhibaanada Hargeysa ka soo gala ayaa ku dhiiradey in Wasiiro iyo saraakiil ka tirsan Maamulka Axmed Silaanyo ay ka tirsanyahiin Kooxda Al Shabaab, waxaana ka mid ah Wasiiro uu hogaamiyo Xirsi Tooriile, waa siduu hadalka u yiri Mudane Xaamuud.
Keydmedia.net
Add comment
Comments