HirShabeelle: Gudi doorasho oo lagu dhawaaqay

Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka waxaa lagu waddaa in ay dhacdo shanta bisha soo socoto, ee November 2020.

Warar Keydmedia Online
HirShabeelle: Gudi doorasho oo lagu dhawaaqay

JOWHAR, Soomaaliya - Gudoomiyaha KMG ayaa ku dhawaaqay gudi doorasho oo diyaarinaya doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenka, oo la filayo inay dhacdo shanta bisha soo socota ee November.

Maxamuud Sayiid Barkhadle, ayaa maanta loo doortay gudoomiyaha Baarlamaanka HirShabeelle, maadaama uu yahay Xildhibaanka ugu da'da wayn, isagoo xafiiska sii joogaya illaa gudoonka cusub oo rasmi ah laga dooranayo.

HALKAN HOOSE KA AKHRI QORAALKA:

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.