HirShabeelle: Gudiga doorasho oo la magacaabey

Wali laguma dhawaaqin taariikhda ay dhacayso doorashadda, laakiin waxay wararku sheegayaan in la qabanayo bishan gudaheeda, maadaama December doorasho heer qaran dhacayso.

Warar Keydmedia Online
HirShabeelle: Gudiga doorasho oo la magacaabey

JOWHAR, Soomaaliya - Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka HirShabeelle C/xakiin Luqmaan Xaaji ayaa Maanta soo saarey qoraal uu ku magacaabey gudi cusub oo 9 xubin ka kooban kaasoo qaban doono doorashada Madaxweyne iyo ku xigeenkiisa.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.