Hoobiye lagu garaacayo Muqdisho

Duqeyn loo isticmaalaya hoobiye ayaa caawa ka socota Magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya. 

Warar Keydmedia Online
Hoobiye lagu garaacayo Muqdisho
September 10, 2020 - 9:55:00
MUQDISHO - Keydmedia Online

Waa Sawir naga soo gaaray Hoobiyeyaashii lagu weeraray caawa Muqdisho

September 10, 2020 - 9:54:00
MUQDISHO - Keydmedia Online

September 10, 2020 - 8:48:00
MUQDISHO - Keydmedia Online

Hoobiyeyaasha oo qaarkood kusoo dhacaya gudaha Villa Soomaaliya, sida goob-joogayaal ay Keydmedia Online u sheegeen.

September 10, 2020 - 8:42:00
MUQDISHO - Keydmedia Online

Hoobiyeyaasha ayaa lagu soo garaacayaa Madaxtooyadda Soomaaliya, waxeyna duqeynta hada socotaa 30 daqiiqo oo aan kala joogsaneyn. 

Sida Goob-joogayaal ay Keydmedia Online u sheegayaan, hoobiyaal ayaa caawa lagu soo ridayaa agagaarka Madaxtooyadda Soomaaliya. 

Duqeyntaan ayaa waxaa laga maqlayaa Magaalada. 

Wixii kusoo kordha kala soco Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.