Al-Shabaab oo carruur laga soo badbaadiyay

Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in 16 xubin oo kamid ah Al-Shabaab lagu dilay howlgalka, oo ahaa mid qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada gaarka ee DANAB.

Warar Keydmedia Online
Al-Shabaab oo carruur laga soo badbaadiyay

BARIIRE, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka DANAB ay Carruur kusoo badbaadiyeen howlgal ka dhacay Bariire, oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Howgalka waxaa lagu dilay 16 katirsanaa Kooxda Al-Shabaab, iyadoo Carruurta oo loo diyaarinayay inay is-qarxiyaan hadda lasoo badbaadiyay, waxaana ay ku jiraan hacanta dowladda, sida ay sheegtay warbaahinta qaranka.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.