Howlgal qorsheysan oo laga fuliyay Kismaayo

Gawaarida ayaa laga fiiqayay muraayadaha Madow ee loo yaqaano Bensalka, si aan loogu soo gamban.

Warar Keydmedia Online
Howlgal qorsheysan oo laga fuliyay Kismaayo

KISMAAYO, Soomaaliya - Ciidanka Nabad Sugidda Jubbaland ayaa maanta howlgal lagu qabqabtay dad badan dhalinyaro ka sameeyay xaafadaha ay ka kooban tahay magaaladda Kismaayo.

Saraakiisha Ciidanka ayaa sheegay in howlgalka uu yahay mid lagu xaqiijinayo amniga magaaladda oo dhawaan ka dhaceen dilal qorsheysan, waxaana dadkii lagu qabtay oo dhalinyaro u badan lagu xiray Xarunta Ciidanka Nabad Sugida si baaritaan loogu sameeyo.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 5 August 2021 8:46

Derkeeley, waxa ay ka mid tahay degmooyinka la daalaa-dhaca dhibaatada jid la’aanta, nadaafad xumada iyo amni yarida, waxaana sida muuqada loogu sii daray boob iyadoo loo marayo magac dowladeed.