Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Ciidamada Itoobiyaanka ee soo gaaray Bakool ayaa waxa ay ku sugan yihiin degaanka qurac joome waxaana wehliya ciidamo la yiraahdo New Police oo bishii hore dad ku laayay qeyba ka mid ah gobalka Galgduud.
Waxaa iminka ka socda degaanada Itoobiyanka ay soo gaareen kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiyaanka iyo saraakiisha Ciidamada Dowlada ee halkaasi ku sugan iyadoon ciidamada loogu magaca daray Booliska cusub ay u kala dab qaadayaan labada ciidan .
Inta badan Ciidamada Itoobiyaanka ayaa isaga soo daba laa laabta gobalada Bakool iyo Hiiraan iyadoon ugu yaraan bishii ay soo gaaraan halkaasi laba jeer in ka badan.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments