Jadwalka doorashadda HirShabeelle oo la shaaciyay

Maamulka Waare ayaa lagu eedeeyay inuu ka gaabiyay doorashadda, oo laga cabsi qabo inay dib u dhacdo maadaama uusan jirin diyaar-garow wanaagsan.

Warar Keydmedia Online
Jadwalka doorashadda HirShabeelle oo la shaaciyay

JOWHAR, Soomaaliya - Gudiga farsamadda ee loo xilsaarey soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee HirShabeelle ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka doorashooyinka.

War qoraal ah oo uu saarey gudiga ayaa lagu sheegay in liiska Xildhibaanada ay soo saari doonaan inta u dhaxaysa 21-ka illaa 25-ka bishan October 2020, iyadoo Baarlamanka la dhaarin doono 31-ka bishan.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO JADWALKA:

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.