Taaliye Saadaq John oo is hortaagay fadhigii Baarlamanka
Ugu yaraan saddex askari ayaa la sheegay inay ku dhinteen qaraxan, oo lagula eegtay Ciidanka Maamulka Axmed Madoobe duleedka magaaladda xeebta leh ee Kismaayo.
KISMAAYO, Soomaaliya - Saraakiisha amniga Jubbaland ayaa sheegay in saddex askari oo Sarkaal uu ku jiro ay ku dhinteen qarax Miino oo lagula eegtay degaanka Janaay Cabdalla oo shalay Ciidamada Axmed Madoobe kala wareegeen Al-Shabaab.
Qaraxa ayaa haleelay gaari ay saarnaayeen Ciidanka xili uu kasoo baxay tuulada, kuna sii jeeday magaaladda Kismaayo oo qiyaastii 60-KM isku jira. Waxaa jira dhaawacyo soo gaarey askar kale, balse tiradooda lama shaacin.
KEYDMEDIA ONLINE
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Benaadir Saadaq John ayaa si buuxda u caddeeyay inuu is hor taagay fadhigii maanta ee Golaha Shacabka BJFS ay ku lahaayeen xarunta Villa Hargeysa
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments