Jubbaland oo soo gudbisay xubnihii guddiga doorashaooyinka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo gudbisay xubnihii guddiga doorashooyinka ku matali lahaa Jubbaland.

Warar Keydmedia Online
Jubbaland oo soo gudbisay xubnihii guddiga doorashaooyinka

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

Xubnaha labada guddi ee maanta lasoo magacaabay ayaa kala ah:

1. Guddiga doorashooyinka

  • Siyaad Maxamed Mursal
  • Cabdulqaadir Maxamed Dhaqane
  • Axmed Cabdinuur
  • Samsam Faarax Abuukar

2. Guddiga xallinta khilaafaadka

  • Xaawo Xaaji Maxamed Maliindi
  • Candi Xiis Udan

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.