Khamri iyo Dadkii Watay oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Bandhigay

Muqdisho (KON)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay maandooriye aad u badan kuwaasoo isugu jiray Khamri iyo xashiis, waxaana gacanta ku dhigay Ciidamada booliska iyo Maamulka degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Warar Keydmedia Online
Khamri iyo Dadkii Watay oo Maanta Muqdisho Lagu Soo Bandhigay

Maamulka degmada iyo Ciidamada booliska ayaa saldhiga degmada Hodan waxaa ay ku soo bandhigeen Kaartoomo ay ka buuxaan khamriga iyo 2 nin oo watay.

Cabdi Maxamuud warsame Dhabarey Gudoomiyaha Maamulka Hodan oo ka hadlay goobtii lagu soo bandhigay waxyaabahaan maanka dooriya ayaa sheegay in Ciidamada amaanka ee Hodan ay sii wadi doonaan howlgallada ay ku soo qabanayaan