Kheyre oo Muqdisho ka soo degay

Raiisul Wasaare Kheyre ayaa hada ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

Warar Keydmedia Online
Kheyre oo Muqdisho ka soo degay

Raiisul Wasaare Kheyre ayaa hada ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho, waxaana la filayaa in uu dhawaan la hadlo Saxaafadda. 

Arintaan kala soco bogga LIVE-ka ah oo aan u sameynay Maanta

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.