Kulan amni oo ka dhacay Muqdisho

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu ka gabaiyay amaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale ku fashilmay inuu doorashadda ku qabto waqtigeeda.

Warar Keydmedia Online
Kulan amni  oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxmed Guuleed ayaa kulan la qaatay taliska, hoggaannada Ciidanka xoogga iyo madaxda wasaaradda difaaca, isagoo kala hadlay ga hadlay dar-dar gelinta iyo dhammeystirka dib-u-habeynta Ciidamada.

Kulanka ayaa imaanaya xili amniga dalka, gaar ahaan midka Muqdisho faraha kasii baxayay mudooyinkii dambe, kadib markii Al-Shabaab ay ka fulisay dhowr weerar oo ay ku jiraan kuwii lala beegsaday Xabsiga Dhexe iyo Elite hotel.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.