Maleeriya ka dilaacday Gobalka Hiiraan

Warar dhanka Caafimaadka la xiriira oo ay Warbaahinta Keydmedia.net ka heleyso Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in gobalkaasi xiligan gobalka Hiiraan uu ka dilaacay cudurka Maleeriyad.
Warar Keydmedia Online
Maleeriya ka dilaacday Gobalka Hiiraan

Wararku waxa ay sheegayaan is isbitaalka Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan xiligan ay jiifaan 40 qof oo la xanuunsaneysa Maleeriyada, sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirta Gobalka.

Tani ayaa waxa ay ka danbeysay kadib markii dhawaan halkaasi uu ku  fatahay wabiga Shabeele isla markaana uu ka da'ay roob badan, waxaana ay dhaqaatiirta u sababeeyeen arimhaasi sababta keentay soo badashada dadka cudurka uu soo radinayo.

www.keydmedia.net