UK oo qorsheyneysa inay jarto Gargaarka ay siiso Soomaaliya
Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in aad uga xun tahay, islamarkaana ay cambaareynayso weerarka argagaxiso, ee lala bartilmaameedsaday dad Muslim ah oo Masjid kasoo baxay.
MUQDISHO, Soomaaliya - Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa qoraal ay soo saartey Maanta ku sheegtay in tacsi u dirayso qoysaska iyo saaxiibadda dadkii shalay lagu dilay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay magaaladda Kismaayo.
"Soomaaliya waxay waysay hogaamiye ganacsi oo weyn Shaafici Rabi Kaahin. Waxaan cambaareyneynaa weerarka argagixiso ee ka dhacay goob cibaado," ayaa lagu yiri qoraal ay soo saartey Safaaradda Maanta oo Sabti ah.
KEYDMEDIA ONLINE
Ra’iisul Wasaare Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu 4 billion oo dollar ka jaray miisaaniyadda sanadlaha ee gargaarka dibadda.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments