VIDEO: “Mulkiilaha Shirkada Saracen Int. waa Danbiile Dagaal” Daawo Sirta Saracen

Nairobi (KON) - Telefishonka laga leeyahay Wadanka Ausralia ee ABC ayaa Warbixin ka hadleeso Mulkiilayaasha Shirkada Saracen soo saaray.
Warar Keydmedia Online
VIDEO: “Mulkiilaha Shirkada Saracen Int. waa Danbiile Dagaal” Daawo Sirta Saracen

Lafras Luitingh ayaa Danbiyo Dagaal oo ay ku jiraan Dilal Qorsheysanuga soo galay Dalalka South Africa iyo Papua New Guinea.

Halkaan ka Daawo Warbixinta

Keydmedia Online - Xafiiska Nairobi