Sidee ku billowday dagaalka Muqdisho?
Furitaanka Jaamacadaan Cusub ayaa kasoo Qeyb galeen Aqoonyahanno iyo macalimiin ka socota jaamacadaha ku yaala magaalada Muqdisho.
Sidoo kale Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo Xariga looga jaray Jaamacada ayaa kasoo qeybgalay Mas’uuliyiinta jaamacada, aqoonyahanno,waalidiin, macalimiinta jaamacadaasi iyo arday.
Gudoomiyaha Jaamacada ayaa yiri "Waalidiinta Soomaaliyeed waa inay ku dadaalaan Waxbarashada Dhalinyarada"
C/kariim Maxamed oo kamid ah Macalimiinta Jaamacada ayaa ka hadlay Muhiimada Jaamacada wuxuuna sheegay in ay u Aas aaseen Jaamacadan "sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta shacabka Soomaaliyeed si ay uga maarmaan waxbarasho dalka dibadiisa ah".
Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho
Add comment
Comments