Musharaxa Villa Somalia oo ku adkaadey doorashadda HirShabeelle

Xildhibaannada ayaa la sheegay inay helaan lacag aad u badan kahor doorashadda, iyadoo ay codadka siiyeen Musharax loo saadaalinayay xilka ee Villa Somalia wadato.

Warar Keydmedia Online
Musharaxa Villa Somalia oo ku adkaadey doorashadda HirShabeelle

JOWHAR, Soomaaliya - Xildhibaanada HirShabeelle ayaa C/xakiin Luqmaan u doortay inuu noqdo gudoomiyaha Baarlamaanka cusub kadib doorasho maanta ka dhacday magaaladda Jowhar.

Wuxuu helay 77 cod, halka musharaxa la tartamay Xildhibaan Goodir uu helay 21.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.