Musharixiinta oo eedeyn u jeediyay Gollaha Wadatashiga Qaran

Waxay ku baaqeen in la suuliyo caqabadaha keenay dib u dhaca doorashooyinka dalka oo lagu qadey in shalay la doorto Madaxweynaha cusub.

Warar Keydmedia Online
Musharixiinta oo eedeyn u jeediyay Gollaha Wadatashiga Qaran

MUQDISHO, Soomaaliya - Midowga Musharixiinta ayaa soo saarey Maanta qoraal wadajir ah oo ay uga hadleen arrimaha dib u dhaca doorashooyinka dalka Soomaaliya.

Waxay sheegeen inay aad uga walaacsan yihiin hubanti la'aanta doorashadda oo mudo saddex jeer ah dib u dhacday, iyadoo aan wali la ogeyn in sanadkan ama kan xiga la qabanayo.

Musharixiinta ayaa sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Maamulada ee ku mideysan Gollaha Wadatashiga Qaran inay qaadayaan mas'uuliyadda daaha doorashadda dalka.

Waxay ku baaqeen in la suuliyo caqabadaha hortaagan inay doorashadda dhaco, oo dalka laga saaro marxaladdan kala guurka iyo jahwareerka siyaasadeed.

HOOS KA AKHRI QORAALKA:

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 28 October 2021 17:40

Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo wafti uu hoggaamin doono ee xubnaha Guddiga Batroolka, ayaa la rumeysan yahay in ay maalmaha soo socda ka ambabaxaan Muqdisho, si u soo xaraashaan xirmooyinka shidaalka Soomaaliya.