Nin Dilay Wiilka Xaaskiisa oo Mareykanka lagu xukumay

New York (KON) - Maxkamad ku taala Dalka Mareeykanka ayaa 25 Sanoo oo xarig ah waxay ku xukuntay Nin Dilay Wiilka ey dhashay Xaaskiisa oo lagu Magaaco Cali Maxamed Maxamuud (41 Jir).
Warar Keydmedia Online
Nin Dilay Wiilka Xaaskiisa oo Mareykanka lagu xukumay

Ninkaan ayaa Bisha April ee Sanadkaan dilay Wiilkiisa (Wiilka Xaaskiisa) oo ahaa 10 Jir, wuxuuna ku dilay fiilada korontada ilaa ay nafta ka dayso.

Gacan ku dhiiglahaan ayaa lagu xukumay 25 Sano oo Xarig ah.

Faahfaahinta Halkaan ka sii Aqriso

Keydmedia Online - Xafiiska London