PRO Dalxa: Tarsan ma ahan Qaa’in ee waa wadani

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Pro Max’ed cumar Dalxa oo ka mid ah aqoonyahanka tirada yare e xubnaha ka ah baarlamaanka afduubka ugu jira Shariif Xasan Shiikh Aadan.
Warar Keydmedia Online
PRO Dalxa: Tarsan ma ahan Qaa’in ee waa wadani

Dalxa waxa uu tilmaamay in Tarsan mudadii uu maamulka Gobalka gudoomiyaha ka ahaa uu wax badan qabtay isla markaana uu mudan yahay amaan balse ay tahay dulmi iyo dhibaata abuur

Hadalka Dalxa ayaa waxa uu ka danbeeyay kadib markii maalmihii la soo dhaafay dad sheeganaya magaca xildhibaan ay canbaareyn ay uga jeedinayeen maamulka Gobalka isla markaana ay ku sheegayeen musuq iyo wax isdaba marin inuu ku kacay.

Dadka eedeynta jeedinayay oo u muuqday kuwa abaabul ayaa waxa ay  adeegsanayeen warbaahin ku caan baxday ka shaqeynta arimaha xasaradaha iyo mashaakilka oo Muqdisho ka howl gasha.

WWW.KEYDMEDIA.NET