Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo gudbiyay Guddiga doorashada ee dhankooda ku dhimanaa si ay qeyb kaga noqdaan guddiyadii maamuladda kale hore u shaaciyeen.
MUQDISHO, Soomaaliya - Guddyiddan la soo magacaabay ayaa ka kooban min 8 xubnood oo labada dhinac ah, waxaana in maamulladan shaaciyaan guddiyadan ka danbeeyay cadaadis xooggan oo kaga yimid beesha caalamka.
Axmed Madoobe iyo Saciid Dani ayaa si xooggan kaga soo hor jeeda sida ay wax u waddo dowladda Fadaraalka waxayna dib u dhigeen magacaabidda guddigan inta laga helayo isku soo dhawaansho la xariirta is mari waaga ka taagan maamulka doorashooyinka.
Liiska Guddiga Doorashada ee Jubbaland iyo Puntland
Guddiga Jubbaland
1- Siyaas Maxamed Mursal
2- Axmed Maxamuud Cumar
3- Axmed Cabdi Nuur
4- Zamzam Faarax Abuukar
5- Maxamed Cusmaan Gaab
6- Ibraahim Aadan Ibraahim
7- Axmed Yuusuf Maxamed
8- Abuukar Nuur Cabdi
Guddiga Puntland
1- Cabdikariim Muuse Maxamuud
2- Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3- Axmed Cabdi Maxamuud
4- Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5- Caydaruus Axmed Faarax
6- Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7-Farxiya Xuseen Maxamuud
8- Canab Xaaji Saleebaan Warsame
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments