Q.M. Golaha Amaanka: “Soomaaliya Amaankeeda ha la sugo”

Moqadisho (KON) - Shir ay iskugu yimaadeen Q/Midoobay Xubnaheeda Joogtadaa ee Golaha Amaanka ayaa looga hadlay Horumarinta Amaanka iyo in la Taageero Dowlada Soomaaliya ee Tabarta yar.
Warar Keydmedia Online
Q.M. Golaha Amaanka: “Soomaaliya Amaankeeda ha la sugo”

Jfery Feltmaan oo ah Xoghayaha Guud ee Q/M u qaabilsan Siyaasadda ayaa ka horjeediyey Xubnaha Joogtada ah, warbixin ku sabsan arimaha Soomaaliya, Mr. Feltman ayaa Golaha ka horsheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay wado Hawlo Dhawr ah oo wax ka taraya dhinaca Sugida Amaanka Dalka, waxaayna nala tahay in ay haboontahay in aan ku dadaalno sidii D.F. Soomaaliya Gacan looga siin lahaa xoojinta Amaanka.

Ma aha markii ugu horeysay oo Q/Midoobay qabanayaan Shir ay uga hadlayaan Arimaha amaanka Soomaaliya, nasiib darasee mar walba Go’aamadu waxay noqdaan FUUNTO aan miro dhal noqon.

Keydmedia.net