Qarax Askar ku dhimatay oo ka dhacay nawaaxiga Balcad

Qaraxa ayaa imaanaya xili Al-shabaab iyo Ciidanka Dawladda ku dagaalamayaan inta u dhacaysa Balcad iyo Jowhar.

Warar Keydmedia Online
Qarax Askar ku dhimatay oo ka dhacay nawaaxiga Balcad

BALCAD - Ugu yaraan lix askari ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, saddex kalena ay ku dhaawacmeen markii miino dhulka la dhigay ay ku qaraxday baabuur militeri oo ay Ciidanka wateen meel u dhaw degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaal ayaa lagu soo waramayaa inuu goobta ka socdo, kaasoo u dhaxeeya Ciidanka DF iyo Al-Shabaan.

Fahfaahin, Kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.