Qarax culus oo Goordhaw ka dhacay Muqdisho

Waxaa Muqdisho mudooyinkii dambe kusoo kordhaya qaraxyada xili dalka uu galay Marxalad kala guur ah.

Warar Keydmedia Online
Qarax culus oo Goordhaw ka dhacay Muqdisho

Qarax weyn ayaa goordhow laga maqlay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxay nooca qaraxa, oo laga maqlay meel ku dhaw Xeebta Liido.

Goobjooge ayaa KON u sheegay in qarax uu ka dhashay Gaari ku qarxay afaafka hotel Xeebta ku yaalla 

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.