Qarax culus oo ka dhacay Muqdisho

Waa qaraxii 2aad oo tan iyo Khamiistii ka dhacaya Caasimadda dalka, oo amnigeeda faraha kasii baxayo mudooyinkii dambe.

Warar Keydmedia Online
Qarax culus oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax xoog leh ayaa goordhaw laga maqlay magaaladda Muqdisho, kaasoo wali aan la ogeyn bartilmaameedkiisa iyo nooca uu yahay.

Waa qaraxii 2aad oo tan iyo Khamiistii ka dhacaya Caasimadda dalka, oo amnigeeda faraha kasii baxayo mudooyinkii dambe.

Fahfaahin, kala soco bogga Keydmedia Online.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.