Qarax kale oo ka dhacay Muqdisho

Rasaas culus ayaa la maqlay qaraxa kadib, waxaana goobta xiray Ciidamada dowladda Soomaaliya, iyadoo aan la ogaan karin xilligan khasaaraha.

Warar Keydmedia Online
Qarax kale oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Muqdisho, kaasoo noqonaya midkii labaad oo wax ka yar todobaad lagu weeraro magaaladda Caasimadda ah.

Goobjooge la hadlay Keydmedia Online ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay nawaaxiga Dayax hotel, islamarkaana goobta ay soo gaareen Ciidanka dowladda oo jidka xiray.

Fahfaahin, kala soco KEYMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.