Qarax ka dhacay Baardheere

Weerarka ayaa waxaa lagu qaadey Ciidanka DF xili ay wadeen howlgallo lagu xaqiijinayo amaanka magaaladda, sida ay sheegeen dadka degaanka.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Baardheere

BAARDHEERE, Soomaaliya - Dhowr Askari ayaa ku dhaawacmay weerar bam gacmeed loo adeegsadey oo xalay ka dhacay degmada Baardheere, ee gobolka Gedo.

Saraakiisha amnig ayaa sheegay in qaraxa lala eegtay Ciidank katirsan DF oo howlgallo lagu sugayo amniga ka wadey xaafadaha magaaladda, waxaana ka dhashay khasaaro dhaawac ah.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.