Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay degaanno dhowr ah oo dhaca duleedka galbeed ee magaaladda Muqdisho Maanta oo Talaado ah.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax ayaa goordhaw ka dhacay inta u dhaxaysa degmada Kaxda iyo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaaladda Muqdisho, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan nooca qaraxa iyo bartilmaameedkiisa.

Goobjooge ayaa u sheegay Keydmedia Online in qiiq iyo uuro madow uu cirka isku shareeray kadib qaraxa, iyadoo goobta dadkii ka agdhawaa ay kala carareen, waxaana soo gaarey Ciidamada amaanka DF.

Fahfaahinta warkan, kala soco bogga KEYDMEDIA ONLINE

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.