Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax weyn ayaa daqiiqado kahor ka dhacay Magaaladda Muqdisho, kaaso laga maqlay Magaaladda oo dhan. 

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax weyn oo guuxiisa laga maqlay magaaladda oo dhan ayaa Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho. 

Wali ma cada goobta uu Qaraxu ka dhacay, iyo khasaaraha uu sababay. 

Wixii Faah-Faahin ah kala soco Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 1 December 2020 7:57

Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.