Qarax ka dhacay Muqdisho

Ciidanka ayaa jidka xiray markii uu qaraxa dhacay kadib.

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax miino ayaa ka dhacay Caawo Isgoyska Taleex, ee magaaladda Muqdisho kaasoo ay ku dhaawacmeen saddex qof, sida booliska uu xaqiijiyay.

Lama oga bartilmaameedka qaraxan, balse xiliga uu dhacayay waxaa goobta marayay gaari uu watay mas'uul katirsan dowladda, oo aan magaciisa la shaacin. Qaraxyada noocan ah ayaa mudooyinkii dambe kusoo kordhayay Caasimadda.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 24 July 2021 15:48

Duqeymaha waxay u diidayaan Al-Shabaab inay hesho fursad ay isku abaabusho, oo ay ku qorsheyso weeraro, kuna tababarto dagaalyahanno cusub, dhanka kale, Mareykanka ayaa duqeymihii uu Soomaaliya ka geystay sanadihii lasoo dhaafay ku laayay shacab badan oo rayid ah.