Qarax ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

Qarax ayaa ka dhacay Control-ka bari ee Madaxtooyada, gaar ahaan agaagaarka Maqaayada BLUE SKY. 

Warar Keydmedia Online
Qarax ka dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax ayaa goordhaw ka dhacay afaafka hore ee Tiyaatarka Qaranka, oo ku yaalla meel aan ka fogeyn Madaxtooyadda Villa Soomaaliya ee magaaladda Muqdisho.

Qiiq iyo uuro madow ayaa hawada isku shareertay, iyadoo la maqlayo rasaas culus oo Ciidanka ay ridayaaan, waxaana wararka hordhaca ah ay sheegayaan in qaraxa uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa.

WIXII KUSOO KORDHA, KALA SOCO KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 20 September 2020 14:00

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa dhawaan shaaciyay inay magaalo kasta oo kamid ah Galmudug loo sameyn doono Golle degaanka, si shacabka ay usoo doortaan hogaamiyaasha ay doonayaan, oo aan dusha looga keenin.