Qarax wayn oo ka dhacay Muqdisho

Goobta waxaa ka dhaw Hotel-ka Afrika oo agtiisana ku taallo Bar Koontarool oo lagu baaro baabuurta gasha Garoonka diyaaradaha.

Warar Keydmedia Online
Qarax wayn oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax xoog leh ayaa goordhaw ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KM4 ee magaaladda Muqdisho.

Goobta waxaa ka dhaw Hotel-ka Afrika oo agtiisana ku taallo Bar Koontarool oo lagu baaro baabuurta gasha Garoonka diyaaradaha.

Rasaas culus ayaa dhacday qaraxa kadib, waxaana lagu soo waramayaa inuu jiro khasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac. 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 3 August 2021 11:58

Waxaa la rumeysan yahay in Jibriil Saciid Cali Xuseen, ay gacantiisa ku maqan yihiin dad kale oo ajaaniib ah, kuwaas oo badankood la khaarijiyay kadib markii la isku fahmi waayay lacagihii ay Al-Shabaab u codsadeen madax-furashada.