NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Dadka degaanka ayaa Keydmedia Online u sheegay in bam gacmeed Caawa fiidkii lagu tuuray Laanta Barwaaqo ee degmada Wardhigleey.
MUQDISHO, Soomaaliya - Dabley hubeysan ayaa Caawa bam gacmeed ku weerartay Waaxda Barwaaqo oo ka tirsan Degmada Wardhigleey, ee Gobolka Banaadir.
Qaraxa waxaa xigay rasaas xoog leh oo la sheegay inay rideen Ciidamada amniga dowladda ee ilaalada ka ah xarunta la weeraray. Wali lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa.
Wixii kusoo kordha warkan, kala soco KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments