Qarax xoog leh oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Caasimadda, iyadoo ay xigtay rasaas dhowr daqiiqadood socotay oo Ciidamada ridayaan.

Warar Keydmedia Online
Qarax xoog leh oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa goordhaw Muqdisho ka dhacay Qarax kaasoo laga maqlay dhanka Wadadka Makka Al-Mukarama, waxaana cirka isku shareeray qiiq iyo uuro madow.

Jugta qaraxa ayaa la maqlay saacadu markay ahayd 7:35pm, salaadii cishaha kadib, waxaana la ogeyn nooca qaraxa iyo halka bartilmaameedkiisu yahay.

Faffaahinta qaraxa, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.