NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah magaaladda Muqdisho, wuxuuna noqonayaa midkii 3aad oo 24 saac gudahooda ka dhacay Caasimadda.
MUQDISHO, Soomaaliya - Qarax ayaa goordhaw ka dhacay magaaladda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo kala duwan, waxaana la maqlayaa rasaas teel teel ah.
Goobjooge ayaa Keydmedia Online u sheegay in qaraxa uu ka dhacay degmada Xamarweyne, islamarkaana uusan garanaynin nooca uu yahay iyo cida lala eegtay, maadaama xili habeen ah ay tahay.
Wixii kusoo kordha qaraxa, kala soco boggan.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments