NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Wasiiradda Rooble ayaa waqtiga ku luminaya shirar aan natiijo lahayn, iyadoo aan xoogga la saareynin arrimaha doorashadda.
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Gollaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay hinside sharciyeedka Maareynta Deegaanka halka lagu dhageystay warbixinno ku saabsan amniga dalka, Xanuunka COVID-19 iyo saameynta ka dhalatay roobabka dabeylaha wata ee ka da’ay xeebaha gobolka Bari ee Puntland
Wasiiradda Rooble ayaa waqtiga ku luminaya shirar aan natiijo lahayn, iyadoo aan xoogga la saareynin arrimaha doorashadda oo ay ka dhiman tahay hadda wax ka yar hal Todobaad, waxaana lagu heshiiyay in 1-da December la doorto Senator-ka ugu horeeya.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments