Qoor-Qoor oo u safray Jabuuti

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye 'Qoor-Qoor' ayaa maanta u safaray dalka Jabuuti.
 

Warar Keydmedia Online
Qoor-Qoor oo u safray Jabuuti

Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka Jabuuti kula kulmi doono Ma'uuliyiin kamid ah Dowladda Jabuuti. 

Qoor-Qoor ayaa sidoo Jabuuti kula kulmi doono Shirkaddo la filayo in ay ka qeyb qaataan dhismaha dekedda Hobyo. 

Waa Wararka kooban ee Keydmedia Online. 

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 3 December 2020 6:01

Xaraashka Shidaalka Soomaaliya ee ka socda Turkiga ayaa imaanaya, iyadoo oo anay wali dhamaystirnayn hay'adihii uu sharcigu farayay inay ka shaqeeyaan arrimaha la xiriira khayraadka dalka.