Sidee ku billowday dagaalka Muqdisho?
Tan iyo markii dawladdu la wareegay deegaanada Sabiid iyo Caanoole sanadkii tagey ee 2019-ka waxaa jiray iska horimaadyo iyo Qaraxyo miinooyin ah oo wadooyinka la galinayay.
MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamadda dowladda ayaa Maanta gacanta ku dhigay labo nin oo ka tirsan Al-shabaab, xilli ay miino ku aasayeen wadada isku xirta Muqdisho iyo gobolka Shabeellaha Hoose.
Hawlgal gaar ah oo Ciidanka ay ka sameeyeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu qabtay raggan, waxaana la fashiliyay qaraxyadii ay maleegayeen, sida ay sheegeen Saraakiisha amniga.
KEYDMEDIA ONLINE
Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in dad gaaraya 20 qof ay ku dhimatay dagaalka Muqdisho, inkastoo macluumadka ay Keydmedia Online haleysa sheegaya in ku dhawaad 60 qof ay ku dhinteen.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments